Warbixin:-Tababar maanta loo furay Xeer ilaalinta Jubbaland

0
321

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Aqoon korarsigaan maanta loo Furay Tobankan Xeer ilaaliye ee ka Tirsan xafiiska Xeer ilaalinta Dowlada Gobleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu Bari Donna Mudada uu socon Doono Wajibaadka Xeer ilaaliyaasha iyo Habka Dacwad Ogida Waxaana Horay Looga soo Qabtay Tababarkan Dowlad Goboleedyada Dalka iyadoo ujeedka uu yahay in sare loo qaado Aqoon bahda Xeer ilaalinta Dalka Abukaate Xamse Cabdulahi oo katirsan Xafiiska Xeery ilaliyaha Qaranka ayaa sharaxay U jeedka Tababarkan.

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here