Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ka jira dhalinyro gaaari gacan dharka iyo kabaha ku iibiya kuwasoo ay nolashooda ku mareeya.
Gaari gaacano badan ayaad ku arkaysaa bartamaha suuq dharka lagu iibiya kuwaas oo ay u badan yihiin dadka ka shaqaysta dhalinyro.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.