Tartamayaashii Kismaayo ee ku guuleeystay tartankii Telefishinka Qaranka oo munaasabad loo qabtay

0
283

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa magaalada Kismaayo lagu qabtay munaasabd loogu dabaaldagayey  ku guuleysiga tartar Aqooneedkii bishii Ramadaan ee uu qabtay Talafashinka Qaranka Soomaaliyeed.

waxaa munaasbada ka qeyb-galay wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland iyo dhammaan  tartamayaashii magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here