Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Imtaxaanka Shaadiga ah ee oo ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada ee XFS Soomaaliya ayaa maanta si siman uga bilowday Gobolada dalka marka laga Reebo Deegaanda Dowlad Goboleedka Puntland iyo Soomaaliland waxaana sanadkan u fadhiistay ku dhawan 50kun oo arday.
Madaxweyne ku Xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane maxamuud Sayid Aadan ayaana maanta Kismaayo ka daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dowlada oo ay galayaan Jubbaland 1,221 Arday.
Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.