Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbadalka ku yimid qiimaha lagu iibsado shidaalka suuqyada magaalada Kismaayo ayaa saameyn weyn ku yeeshay Darawalada Takaasida ka dhex shaqeeyo xaafadaha magaalada Kismaayo kuwaasi oo sheegay in ay ku dhaw yihiin in ay shaqada joojiyaan badi maadaama aysan iskeneynin qiimaha ay ku qadaan qofka iyo sare u kaca shidaalka.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.