Kimaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabarkan oo loogu magacdaray Nafaqaynta Hooyada iyo Dhallaanka ayaa waxaa ay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboledka Jubbaland u qabatay Howl wadeenada Caafimaadka ee bixiya adeegyada Nafacaynta ku waas oo Ka howl gala guud ahaan Gobolka Jubbada hoose.
Siminaarkan oo socon doona mudo shan cisho ah ayaa u jeedka loo qabtay ay tahay in la helo shaqaale Caafimaad oo qibrad buuxda u leh badbaadinta hooyada iyo dhalaanka
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.