Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Bulshada ugu baaqay ilaalinta Nabadda

0
272

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Nabadda ayaa ah hormarka bulshada,waxayna qiimo u leedahay guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in ย beni’aadan walba uu ku noolaado nabad.

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayaa bulshada ugu baaqay ilaaointa Nabadda iyo midnimada guud.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here