Tababar loo soo xiray howl-wadeenada dowladaha hoose ee degmooyinka Jubbaland

0
296

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday muddo shan maalin ah ayaa waxaa loo qabtay howl-wadeenada dowladaha hoose Ee degmooyinka Gobolka Jubbada Hoose,waxaana lagu barayay maamul daadajinta iyo dowlad Wanaagga,waxaana soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka,qaar ka mid ah ah dadkii ka faaiideystay tababarka ayaa sheegay in ay wax badan ka faa’iideen mudadii uu tababarka socday.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here