Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-guduud waa deegaan Beereed dhaca dhanka waqooyi magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Dadka ku nool deegaanka Buulo-guduud ayaa ah dad Beeraeley ah iyo walibo dad xoolo dhaqato isugu jiro.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.