Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Kala duwanaanta Dhaqanka ee Wadahadalka iyo Horumarinta 21 Maajo,Saameynta COVID-19 ee Qeybta Dhaqanka ,Dhacdooyinka dhaqanka waa la joojiyay, hay’adihii dhaqanka waa la xiray, dhaqankii bulshada ayaa la joojiyay, meelihii UNESCO ee Hidaha Adduunka ayaa qarka u fuulay in ay xirmaan.
waxaa uu sidoo kale saameyn lataaban karo ku yeeshay farshaxanleyda aan awoodin inay noloshooda mareeyaan shaqo la,aan madaaba uu hoos udhacay dalxiiska dhaqanka oo si weyn u Saameeyay COVID -19.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.