Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxaa laga dareemaya horumaro kala duwan oo ay bulshadu ku talaabsadeen kuwaas oo ay qayb ka yihiin kobaca ganacsiga .
Xarunta Azaad2 waa goob ganacsi oo lagu iibiyo agabyada kala duwan ee ciyaaran waxaana laga hirgaliyay Magaaladatan kismaayo.
Daah-furka xaruntan cusub ee ganacsi ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Jubbaland iyo qaar ka mid ah saamileeyda ciyaaraha Degmada kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.