Wabiga Jubba oo ku fatahay qaar ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo

0
388

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sida ay inoo xaqiijiyeen iskaashada beeraleyda Gobolka Jubbada Hoose  waxaa uu wabiga Jubba fatahaado xoogan ka sameyay  dhowr Habeeno ka hor dhulbeereedyo badan oo kuyaal inta u dhaxeyso Deegaanka Baarka iyo Goobweyn waxaana ay biyaha sameyn weyn u geysteen dalagyo badan oo u beerna beeraleyda deegaandaasi Maxamed cbadulaahi cadile oo ah Gudoomiyaha iskaashada Beeraleyda Gobolka  Jubbada Hoose   iyo  Luul maxamuud sabriye  oo kamid ah dadka beeraleyda Ee ay fatahaada sameeyeen  ayaa Radio waamo ooga warameen Sameynta Fatahaadaha

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here