Wasaaradda Deeganka iyo Dalxiiska Jubbaland oo tababar u qabtay qaar ka mid ah Bulshada Kismaayo

0
227
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasarada Deeganka & Dalxiiska ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa tababar ku saabsan hagida iyo hormarinta arimaha deegaanka uqabatay  qaar kamid ah  Bulshada  qeybaheeda kala duwan ee  kunool magaalada Kismaayo.

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa Kasoo Qeyb galay qaar kamid ah masuuliyiinta Jubbaland Ujeedada ay Wasaaradu uqabatay Siminaarkana ayaa wuxuu yahay in bulsha ku nool magaalada kismaayo la fahnsiiyo howlaha deegaanka iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen hor marinta deegaankooda iyo sdii loo joojin lahaa dhibaatooyinka lagu hayo deegaanka oo ay kamid yihiin xaalufinta dhirta.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here