Dhalinyarada Kismaayo ah oo maal-maha farxadda u dalxiis taga Deegaanka Goobwayn

0
292

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka goobwayn ee dhaca waqooyiga kismaayo ayaa ah degaan dalxiiseed ay bulshada ku nool Magaalada kismaayo inta badan u dalxiis tagaan Maalinta Jimcaha iyo sidoo kale maalmaha Ciida.

Idaacadda waamo oo booqasho ku tagtay Degaanka goobwayn ayaa halkaasi kula kulantahay dhalinyabo badan oo ka tagay Magaalada Kismaayo ku waas oo halkaasi u tagay inaay waqti ku qataan sidoo kalana sawiro ku galaan.

Xamdi maxamed yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here