Tartamaashii Kismaayo oo ka warbixiyay guushii ay gaareen

0
229
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degamada kismaayo ayaa ku guuleystay   tartan cilmiyeedka Bish Barakaysan ee  Ramaadan,waxaana loogu talagay degmooyinka dalka.
gudoomiyaha tartamasha degmada kismaayo Aweys Maxammed Xuseem ayaa ka warbixiyey sida uu tartanka uu ahaa iyo guushii ay gaareen.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here