Jubbaland oo gubtay Daawooyin dhacay

0
222

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gubista Daawooyinka faraha badan ee lagu gubay duleedka waqooyi ee magaalada kisamayo ayaa timid kadib markii bilihii ugu danbeeyay sare loo qaado hubinta  Daawoyinka iyo beedacadaha imanaayo iyo kuwa yaal suuqyada  Magaalada Kismaayo, waxaana dawooyinka lagubay ay gaaraayeen in ka badan 2500 oo kartoon.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here