Deegaanada Dalsan iyo Fuumo oo laga dhagax dhigay Dugsiyo Waxbarasho

0
266

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-wasiir ku xigeenka wasaaradda Waxbarshada,Hidaha iyo Taliinta sare  ee Dowalad Goboleedka Jubbland ayaa waxaa uu labo dugsi ka dhagax dhigay deegaanada Dalsan iyo Fuuma oo hoos yimaada magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here