Harqaamada Dharka ee magaalada Kismaayo oo mashquul badan laga dareemayo

0
317
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gooha dharka  lagu tolo ee Magaalada kismaayo ayaa xilligaan laga dareemayaa mashquul aad u fara badan oo la xiriira u diyaar garowga Munaasadaba Maalinta Ciidul fidriga oo aay maalmo kooban ha harsanyihiin.
Inta badan marka la soo gaaro 10 ka danbee ee bisha rabadaan harqaamada waxaay noqdaan meelah ugu mashquulka badan Madaama ay dadku keensadaan dharka noocyadiisa kala duwan si looga tool.

Xamdi Maxammed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here