Barakacayaasha Kaam Araare oo codsaday in la caawiyo

0
335

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa jiro duruufo adag oo soo food saartay dadka barakacaaysha ah ee ku sugan kaam Araare ee magaalada kismaayo.

Waxayna codsadeen barakacayaasha in laga caawiyo sidii ay u heli lahaayeen wax ay Roobka ka galaan,maadama lagu guda galay Xilli Roobaadkii Guga.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here