Warbixin:Sababaha ay inta badan Hablaha u doortaan Kuliyadda Caafimaadka

0
261

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadaha ku yaallo maagaalada Kismaayo ayaa waxaa dhigto  gabdho badan ,kuwaasoo intooda badan ay ka soo aflaxay dusgiyada  sare ee ku yaal magaalada.

Hadaba qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadsa Jubba ayaa waxay faahfaahiyeen sababaha ay Hablaha ugu badanyihiin kuliyadda caafimaadka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here