Kismaayo(Idaacada Waamo)-iyadoo lagu guda jiro maalmihii ugu danbeeyay bisha barakaysan ee ramadaan ayaa suuqyada magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa mashquul badan oo ku aaddan u diyaargarowga Munaasabadda ciidul fidriga oo foodda nagu soo hayso.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.