Dadka danyarta ah ee ku noo Kaamamka Kismaayo oo Biyo dhaamin loo sameeyay

0
266
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Macdanta Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa  ka warbixisay barnaamij biyo dhaamin ah oo ay dhawaan  ka daahfurtay gudaha magaalada Kismaayo.
barnaamijkan ayaa waxaa looga gol-leeyahay sidii biyo ay u heli lahaayeen barakacayaasha ku sugan kaamamka magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here