Danyarta Xaafadda New Kismaayo oo deeq Raashiin ah loo qeybiyay

0
224

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda New Kismaayo ayaa ah meel ay ku Nool yihiin Dadka Dalka dib ugu soo guryo noqday,kuwaasoo Kasoo Laabtay Xeryaha Qaxootiga ee dalka Kenya.

waxaana la gaarsiiyay shalay Xaafaddaasi deeq raashin oo Ka timid Hay`adda Gargaarka ee boqor Salmaanka Sacuudiga.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaaryay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here