Kismaayo oo lagu qabtay kulan loogu Tacsiyeynayay Prof Maxamed cabdi Gaandi

0
218

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka tacsida  Allaha u naxriistee Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo dhawaan ku geeriyooday wadanka faransiiska ayaa lagu qabtay Hoolka shiraraka ee Daawad  ee magaalda kismaayo.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin uu kamid yahay Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Dowlad goboleedk Jubbaland,Gudoonka Baarlamaanka Jubbaland iyo ku xigenadiisa,Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlaamaanka Soomaliya,odoyaasha dhaqanka,Culimada magaalada iyo madax ka socotay ismaamulka Gaarisa ee wadanka Kenya waxaana uu kulanka intiisa badan ahaa mid looga sheekeynayay taariikhda Profasorka oo baal dahab ah kulahaa aas-aaskii Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here