Maalinta Saxaafadda Adduunka oo Dunida laga Xusay

0
248
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka waxaa ku dhawaaqay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay bishii Diseembar 1993.
Ka dib soo jeedintii shirkii guud ee UNESCO. Wixii intaa ka dambeeyay, 3-dii may, sanad-guuradii Baaqa Windhoek waxaa adduunka oo dhan looga xusaa Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here