Sare u kac ku yimd qiimaha Kalluunka oo laga dareemayo suuqyada Magaalada Kismaayo

0
256
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqa waayn ee lagu iibiyo Kalluunka ee Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemaya sara u kac baahsan oo dhinaca qiimaha malaay ga ah.
Is badalka cimilada iyo duufaanada waqtigaan ka jira gudaha badda ayaa sabab u ah in uu kalluunku qaaliyoobo kiilada kalluunka ayaana haatan maraysa qiimo ka sareeya kii markii hore lagu kala gadan yiray.

Xamdi Maxammed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here