Arday ku tartantay Qur’aanka kariimkaboo abaal-marinno la guddoonsiiyay

0
277

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka Sheekh Cali Suufi ee barshada culuumta diiniga ah ayaa bishaan Ramadaan u qabtay Ardayda machadka Tartan  QUR’AANKA kariimka ah ,waxaana abaal marinno kala duwan la gudoon siiyay  Ardaydii kaalmaha hore ka gashaay Tartankaan  oo uu machadka qabto Ramadaan walbo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here