Ardayda Iskuulka Ganaane oo ka waramay sideey ugu diyaar garoobeen Imtixaanka Dowladda

0
451
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli Ardeyda uu ku soo wajahan yahay imtixaanka dowliga dugsiyada sare ee dalka, ayaa Ardeyda dhigata iskuulka Ganaane ee magaalada kismaayo waxay ka warbixiyeen qaabka sanadkaan ay ugu diyaar garoobeen imtixaanka dowladda,iyadoo ay jirto caqabado badan oo soo wajahday Ardeyda oo uu sababay cudurka Covid-19.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here