Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mid ka mid ah xildhibaanada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qoysas danyar oo gaaraya ilaa 25 qoys gaarsiiyay deeq raashin ah .
Raashinka lasiiyay dadkaan danyarta oo degan Xaafadda Farjano ee Magaalada Kismaayo gaar ahaan laanta oo ole ayaa ka koobnaa Bur,Bariis,Saliid iyo Timir.
Xamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.