Madaxweynaha  Jubbaland oo Cafis u fidiyey 28  maxaabiis ah

0
313

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxa uu cafis Balaaran u fidiyey 28- kamid ah Maxaabiistii ku xirneyd xabsiyada magaalada Kismaayo bisha barakeysan ee Ramadaan Awgeed.

Maxaabiista cafiska loo Fidiyey ayaa horey u galay dambiyo kala duwan kuwaas oo fadliga bisha ramadaan Awgeed loogu fidiyey Cafis.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here