Dhalinyaro noloshooda ka maareeya dhaqista Gawaarida

0
272
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalkeenna Soomaaliya waxaa ka tahriibay dhalinyaro badan, kuwaasoo ka cabanaya shaqo la’aan soo food saartay.
Balse taas badalkeed qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ayaa waxay ka shaqeeyaan dhaqista gawaarida, waxayna ka warbixiyeen qaabka ay noloshooda ugu maareeyaan.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here