Haweenka ka Ganacsada Kalluunka ee Goobweyn oo codsaday Tallaagado

0
283

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Ka ganacsada Kalluunka ee ku nool Degaanka Goobwayn oo ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo  ayaa waxay sheegeen  in aysan haysan qalabka lagu keydiyo kalluunka sida talaagadaha mallaayga lagu qabooyijo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here