Aqoon is-weydaarsi loo qabtay Odayaasha dhaqanka Jubbaland

0
265
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoon is weydaarisgaan  maanta  Magaalada Kismaayo loogu qabtay Odayaasha dhaqanka Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayaa ku saabsanaa doorka Odayaasha dhaqanka kaga aaddan xaqiijinta Nabadda iyo xal u helidda khilaafaadka soo laalaabta ee bulshada ka dhex dhaca.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here