Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeeraha iyo Waraabka Jubbland ayaa waxaa ay kormeer ku sameyeen degaanada dhaca dhinac waqooyin magaalada Kismaayo.
Deegaanada Istanbuul iyo Buulo-gudud ayaa ah kuwa la qiimeyay xaladaha ay ku nool yihiin.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.