Dad danyar ah oo loo sameeyay Biyo dhaamin

0
298
Wasaaradda Macadanta,Tamarta iyo Biyaha dowlad goboleedka Jubbland  ayaa waxaa magaalada kismaayo ka bilowday mushruuc  Biyo dhaaamin oo lagu gaarsiinayo dadka danta yar ee ku nool qaar ka mid ah kaamamka ku yaallo magaalada kismaayo, gaar ahaan kuwa ku nool suuq xoolaha ee magaalada.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here