Maamulka Degmada Kismaayo oo dib u dhisayo Taaladii Aargada

0
364
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bilooyin ka hor ayey ahayd markii ay duntay Taaladii ay magaalada kismaayo caanka ku ahayd ee Aargada ,Taalada oo uu markii hore Gaari ku dhacay ayaa waxaa dumiyay maamulka degmada Kismaayo sababo la xiriira cabsi laga qabay in ay dadka ku dunto.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here