Maamulka Machadka KTI oo ka warbxiyay waxbarashada xarunta

0
295

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka farsamada gacanta  KTI ee magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu bartaa dhammaan xirfadaha farsamada gacanta,waxaana horay ugu qalin jabiyay Ardey badan kuwaasoo haatan nolashooda ka maareeyo xirfadaha shaqo oo ay barteen.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here