Odayaasha Dhaqanka Jubaland oo Ka Tacsiyeyay geerida ku timid Nabadoon Maxamuud Afeey Farax

0
220
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Odayasha Dhaqanka Jubaland  ayaa maanta tacsiyeeyey Geerida ku timid Allaah ha  u naxariistee Marxuum Maxamuud Afeey Faarax kaas oo kamid ah Nabadoonada Jubbaland ee Kasoo Jeedo Gobalka Gado oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Balad Xaawo ee Gobalka Gedo.
Nabadoonka ayaa Deegaanada  Jubbaland aad looga yaqaanay isla markaan wax badan kasoo qabtay Deegaanada Jubbaland.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixinnta inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here