Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ka dib laba todobaad oo ay xirnaayeen goobaha waxbarashada ayaa dib loo furay iyadoo ay ardeyda qaateen awaamiirta ay bixisay wasaaaradda Caafimadka Jubbland iyo maamulka si’ markaasi ay uga taxddaraan faafitaanka cudurka Covid-19.
Waxaana Ardeyda ay isku diyarinayaa imitaxanka sanad dugsiyeedka madaama isbuucyadii la soo dhaafay ay hakad galaeen,waxaana hadda dib loo bilaabay goobaha waxbarashada ee magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.