Dhalinyarada Kismaayo oo bilaabay isticmaalka Barnaamijka Betwey oo lagu saadaaliyo Ciyaaraha Kubadda Cagta

0
224

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barnaamijkan ayaa lagu isticmaalaa simikaarka Shirkadda Safaricom ee laga leeyahay Dalka Kenya waxaana loo adeegsadaa saadaasha lacagta MPESA taas oo iyana si weyn looga isticmaalo suuqyada Koonfurta Soomaaliya.

Si aan wax badan uga ogaano qaabka barnaamijkan loo isticmaalo ayaan waxaan dadaalย  ku bixinay sidii aan ku heli lahayn dhalinyaro isticmaalo barnaamijkan islamarkaana sharaxaad badan naga siiya faa’idada uu u leeyahay dhalinyarada kala duwan ee waqtiga ku bixisa isticmaalka Barnaamijka Betwey.

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaaroiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here