Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxbarashada ayaa ah furaha nolasha,waalid kastana waxaa uu ku dadalaayaa caruurtiis inuu wax baro si mustaqabalkooda uu u wanaagsanaado,tirada gabdhaha ee waxa ka barta dusgiyada ku yaalla magaalada kismaayo ayaa aad badan,hadana ma ahan kuwa dhameeysta waxbarshadooda.
Gudomiyaha Waxbarashada Gobolka Jubbada Hoose Saalax Khalaf Xassan ayaa wuxuu Idacaadda Waamo uga warbixiyay waxyaabaha keenay hoos u dhaca waxbarashada Gabdhaha.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.