Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyro badanoo ku nool magaalada Kismaayo ayaa ciyaara Konaamiga League ama Pess,ka Taleefanada oo ay aad u jacel yihiin qaarkoor in ay ciyaaraan,waxaana idinkaga diyaarinay warbixin xiiso badan.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.