Barakacayaasha Kismaayo oo codsaday in la caawiyo xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan

0
269
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa Jiro duruufo adag oo ay wajahayaan dadka barakacaaysha ah ee ku sugan kaamamka ku yaallo magaalada Kismaayo.
Barakacayaashan oo qaarkood  ku nool kaamka Tawakal 2  ayaa sheegay in aysan heysan wax ay ku afuraan,waxayna umadda muslimiinta ka codanayaan in la caawiyo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here