Magaalada Kismaayo oo Laga Hergiliyey Shirkaddii ugu horeysay ee qaab Online ah Ku Shaqeeyso

0
258

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Soomaaliyeed ayaa waayadii dambe si weyn ula soo qabsanayo isticmaalka Ganacsiga Online-ka kaasoo hadda dunida si weyn looga isticmaalo loogana Macaashay.

Ganacsiga Online-ka ayaa walibo si weyn waxaa uu soo shaacbaxay markii dunida uu si weyn ugu faafay cudurka Covid-19 dadkiina loo diiday in ay guryahooda ay ka soo baxaan, iyadoo waqtigaasi uu noqday Gancsiga kaliya ee shaqeynayo maadaama dowladaha dunida ay diideen iney bulshada kulanto oo ay isku imaadaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here