Agaasimaha Isbitaalka Daryeel ee kismaayo oo ka warbixiyay adeegyada uu u qabto Bulshada.

0
214

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Daryeel waxaa uu ka mid ah yahay Isbitaalada ku yaallo magaalada kismaayo ee sida gaarka loo leeyahay, waana Isbitaalka bixiya adeegyada kala duwan ee Caafimaadka.

Isbitaalkan ayaa waxaa la asaasay 11,kii bishii 10-aad ee sanadkii 2015kii, laga soo bilaabo waqtigaas ilaa hadda waa mid shaqeynaya una adeega dadka ku nool magaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here