Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay halka uu marayo Tallaalka Covid-19

0
258

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Muddo Todobaadyo ah waxaa magaalada Kismaayo  ee xarunta gobolka Jubada hoose ka socday Qaadashada wejiga koowaad ee Tallaalka Ka hortagga Xannuunka Covid-19,kaasoo loogu talagalay in ay qaataan shaqaalaha Cafimaadka eee safka hore kaga jira La tacaalidda xannuunkaan iyo dadka waayeelada ah, kuwaasoo  u nugul xannuunka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here