Cabdulaahi Salaad oomaar oo maanta Kismaayo lagu aas-aasay

0
230

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Allaah ha u naxariistee waxaa maanta Magaalda Kismaayo lagu aasay aabihii dhalay Wasiirkii hore Gaadiidka iyo Duulsita Hawad Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomar meydka marxuumka ayaa waxaa laga keenay Dalka Turkiga oo uu mudo ku xanuunsanayay.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here