Wararka Barakacayaasha Kaamka Jubba oo codsaday in la caawiyo By admin - April 14, 2021 0 265 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacaaysha ku sugan kaam Jubba ayaa sheegay in ay wajahayaan duruufo adag,maadaama aysan heysan adeegyada asaasiga u ah nolasha Insaanka. Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2021/04/Warka-Fartuun-Kaam-Jubba.mp3 Share this:FacebookX