Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool magaalada kismaayo ayaa waxaa ay qaarkooda ku tiirsan yihiin isticmaalka Hilbka Kalluunka kuwaasoo ka ganacsada.
Dabeylaha ka kaco Badda ayaa waxaa ay keentaa in uu magaalada ka yaraado kalluunka taasoo ay sameeyn badan ku yeelata dadka ka ganacsada iyo kuwa iibsada.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.