Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Garsoorka iyo arimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa ka qeyb galay xaflad lagu daah furayay Masaajidka Al-Raxma oo lagu qabtay magaalada kismaayo xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland.Munaasaabadda Daahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah Culumaa`udiinka ku nool magalada kismaayo iyo marti sharaf kale.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.